World Somali Congress
Somali > Warbixin

Maqaalada waaxdan

Dowladda Boqortooyada Saudi Arabia oo ka digtay Raashin laga qaadayo Cudurka Cancer-ka oo Israa’iil ay u soo dirtay Soomaaliya. (Shabelle M. Network) (Warbixin)

khamiis 21 Agoosto 2008
Wasaaradda ganacsiga ee sucuudiga ayaa maanta sheegtay in Israa’iil ay soo marsiineyso badeecadahani wadamada Djibouti iyo Yemen si loosoo galiyo Somalia. > Riix Halkan

Soo-Dhaweyn (Warbixin)

axad 15 juillet 2007
Xasuuqa naxariis dara ah ee ciidamada Marakaykan iyo kuwa Itobiyaanku ku hayaan umadda Soomaaliyeed awgeed, ayaa ururkani u istaagay in uu dadweynaha Soomaaliyeed ku wacyi geliyo shabakadan (website-kan); sidii ay ku jiri lahayd noloshii qaranku, wada jirna loogu difaaci lahaa sharafta iyo (...) > Riix Halkan

COMMUNIQUE # 4 KU WAAJAHAN SHACABKA JAMHUURIYADDA SOOMAALIYEED (Warbixin)

sabti 7 juillet 2007
"Ku bilaabis Magaca Ilaahay ee Naxariis Guud iyo Mid Gaar ahaaneedba naxariista" Amabacda, Soomaaliyey!... 1. 20 sano ka hor bay ahayd markaan idiinka sii digayey waxa maanta dhacay!...In Xabashidu ku talajirto qabsashada Dalka Jamhuuriyadda Soomaaliyeed iyadoon idiin soo bandhigay khariidad (...) > Riix Halkan

KU WAAJAHAN UMMADDA SOMALIYED (Warbixin)

isniin 9 avril 2007
SHURUUDAHA SAMATABAXA IYO GUUSHA I.Nimaan tamcadiisa la aqoon lama legdi karo Sidaas awgeed waa inaan naqaan ujeeddada dhabta ah ee cadowga iyo istratejiyadiisa.; taasoo ah burburinta dowladnimada, qaranimada iyo qabsashada Dalka Soomaaliyeed. 2.Dafacaadda Xarunta qaran ee Xamar (“national (...) > Riix Halkan

Gargaar Bani-aadaminimo (Warbixin)

salaasa 3 avril 2007
• Haddii dal iyo dad aad ka timid kaana maqan yahay, • Haddii aad ka damqaneyso dilka, dhaca, kufsiga iyo gumaadka, • Haddii xoogaaga, xoolahaaga iyo xeeshaada dalkaaga iyo dadkaagu maalin uun ay tahay inay u aayaan, jiritaankaaguna mice u sameeyo, • Haddii aad aaminsantahay fikirka quman ee ah (...) > Riix Halkan

Petition (Houston, Texas) (Warbixin)

isniin 12 maarso 2007 Qore B salah
Waxaan na soo gaadhay petition ay ku saxiixan yihiin qabanqaabiyayaashii banaanbixii Houston iyo qaar ka mid ah ka qaybgalayaashii "World Wide Rally for Somalia" 1. Abdi Mohamed 2. Abdicasiis Jaamac 3. Abdifatax Ali 4. Abdifatax Hussein 5. Abdihakim Hassan 6. Abdikarim Abdi (...) > Riix Halkan

Warbixin ku saabsan Banaanbaxa (Warbixin)

khamiis 22 febraayo 2007
Waxaa dhamaan walaalaha lagu wargelinayaa in ay la xidhiidhaan dadka ku qoran wadamada ay joogaan hadba magaaladii u dhow: telefoon ama email, hadba kii u suurta geli kara. 1. Wadanka Sweden kulene31@gmail.com Ibrahim Saalax ibra88@hotmail.com Yusuf Axmad tel 41-3350446 2. Wadanka (...) > Riix Halkan

Banaanbax loo dhan yahay (Warbixin)

jimce 9 febraayo 2007 Qore abdillahi
Walaalayaal; Waxaad ogsoon tihiin in dalkeenii cadow soo galay.Cadowga xabashida oon waligeen ka adkaan jiray,hase yeeshee mar walba lugta laynoo qabto.Maantana ay taakuleynayaan dowlado ay ugu horeeyaan,Maraykanka dagaalka toos ugu jira. Weerarada waxashnimada ah iyo qabsashada dalka Hooyo (...) > Riix Halkan

Baaq Culus # 2 (Warbixin)

khamiis 1 febraayo 2007
Isbahaysiga Qaran ee Daafacaadda Jamhuuriyadda Soomaaliyeed Baaq Culus # 2 Iyadoo cadowga soo jireenka ah ee Itoobiya uu soo galiyey dalkii xorta ahaa ee Jamhuuriyada Soomaaliyeed ciidamo xad-dhaaf ah oo ka kooban boqolaal taangi, iyo 50,000 ka badan oo askar ah, miyi magaalaba ay ku baaheen, (...) > Riix Halkan

YABOOH (APPEAL) (Warbixin)

arbaca 24 Janaayo 2007 Qore abdillahi
I. Anigoo ah Xaafid-ed-Diin Cumar Axmad Malow, loo yaqaanno Cumar Cusmaan Raabe. Anigoo wax badan uga digay ummadda Soomaaliyeed mu’aamaradaha cadowga Xabashida inta (Dowladaha) had iyo jeer hiil iyo hoo la garabjooga. Waxaan ugu yaboohaya Shacbiga Soomaaliyeed meel u joogaba iyo Qaranka (...) > Riix Halkan

Soo dhaweyn | Xidhiidh | Nidaamka siteka | Statistik | Na soo bogday : 93796

     RSS so RSSSomali RSSWarbixin  

1000 Brookfield Rd suite A Ottawa; Ontario K1V 2J6
Tel : (613) 730-6396 Cell: (613) 884-6396 Fax: (613) 730-7751