World Somali Congress
> Somali

Maqaalada waaxdan

Ciid Mubarak -ciid wanagsan (Aragti siyaasadeed)

isniin 29 septembre 2008
Iin kastoy maanta ay qeyb ka miida wadaankii ay ku jirto gacaanta caadoyga oy maanta Muqdisho farxad ka dheertahay, siday farxad ku hirgali marka ay dhimashadu joogto noqoto? > Riix Halkan

Dowladda Boqortooyada Saudi Arabia oo ka digtay Raashin laga qaadayo Cudurka Cancer-ka oo Israa’iil ay u soo dirtay Soomaaliya. (Shabelle M. Network) (Warbixin)

khamiis 21 Agoosto 2008
Wasaaradda ganacsiga ee sucuudiga ayaa maanta sheegtay in Israa’iil ay soo marsiineyso badeecadahani wadamada Djibouti iyo Yemen si loosoo galiyo Somalia. > Riix Halkan

Canbaareyn Xasuuqii Ciidamada Itoobiya (Aragti siyaasadeed)

arbaca 20 Agoosto 2008
Xasuuqaasi oo lagu eedeeyey Ciidamada Itoobiya oo isla maalintaas qarax ay la beegsadeen xoogaga ka soo horjeeda joogitaankooda ayaa la soo xaqiijiyey iney jawaabteeda Aarsiga loogu bedelay in la xasuuqo dad Rayidka ah ee Biri- ma- gooyso ah, oo aysan jirin cid ay denbi ka galeen. > Riix Halkan

Dr Cabdiqaasim Salaad Xasan madaxweynihii hore ee Somaliya oo xalay bixiyey wareysi dheer oo taabanaya dhinacyo badan (HiiraanCenter) (Aragti siyaasadeed)

isniin 11 Agoosto 2008
Isagoo dadka Somaliyeed iyo waxgaradka in ay iska daayaan jahawareerka lagu jaha wareerinayo dib u heshiisiin aan waxba ka jirin dadka waxgaradka ah ee u baqoolay dibadda waa in ay dalkooda ku soo laabtaan isla markaasna ka xoreyaan cadowga mana soconeyso in lagu riyoodo in ay heshiis kaga baxayaan Itoobiya dalka Somaliya waa in ay ka saaraan kuwa uu ugu horreeyo Mareykanka taas oo ubaahan in lala dagaalamo Tikreega > Riix Halkan

Halka Somaliya wa Ethiopiya oo lagala diro, waraysiigi Xamud ee BBCda (Aragti siyaasadeed)

salaasa 20 mai 2008
Ethiopia waan in laga shaqeeya sida loga la diri laha, tasina waxan ku iman in dhaman xoggaga dib u xoreyntu isku takto > Riix Halkan

Doddi Ahmed Ismaciil, Abdirazak H. Hussein iyo Asha Abokor ee BBCda (Aragti siyaasadeed)

salaasa 20 mai 2008
Dood ku dhex martay Ahmed Ismacil Samatar , Abdirazak Haji Hussein iyo Asha A. Kassim oo laga hadlayey ariimaha somaliya iyo xaladda maanta > Riix Halkan

Buuga Ma na’xe uu qorey Omar Kahin Ainache (Allaha u naxariiste) (Ogeysiis)

axad 11 mai 2008 Qore abdillahi
Buugan taarikh galka ah ee “MA NAXE” xasuus iyo qiimayn qaranimo huwan waxa hagar la’aan ugu qoray Cumar Kaahin Caynaashe, isagoo jeclaystay in uu idinla wadaago halgan kii siyaasadeed ee noloshiisa oo ku salaysan marxaladihii dadka reer Jabuuti uu soo mariyay gumaysigii Fransiisku. Cumar Kaahin (...) > Riix Halkan

Qaran iyo qabiil By Omar Osman Rabeh (Windsor, Canada 2005) (Maqal Audio)

khamiis 24 avril 2008
Halkan ka dageeyso warbihin u Dr Rabi uu ka jeedshay Canada magaalada Windsor june 2005 Part I Part II Part III > Riix Halkan

Gabre iyo Madaxweynaha DFKMG Yuusuf gacan ka hadal dhex maray.? (Wararka)

sabti 23 febraayo 2008
Wararka aanu ka heleyno qaar kamid ah Mas’uuliyiinta gobalka Banaadir ayaa xaqiijiyeen inuu khilaaf weyn soo kala dhex galay Madaxweynaha DF Cabdilaahi Yuusuf Axmed iyo Gen. Gabre oo ah Jeneraalka ugu darajada weyn saraakiisha Ethiopian-ka ee Somalia joogta. Khilaafkaan ayaa la xaqiijiyay inuu (...) > Riix Halkan

Mujaahidiinta oo Xalay Guul-darro Dhabarka u saariyay Ciidamada gumaysiga Tikreega (Wararka)

khamiis 17 Janaayo 2008
Meelaha ay Mujaahidiintu Madaaficda iyo Hoobiyaasha la dheceen ayaa waxaa kamid ah Isbitaalkii hore ee Dikfeer Riix Mahan > Riix Halkan

Soo dhaweyn | Xidhiidh | Nidaamka siteka | Statistik | Na soo bogday : 93796

     RSS so RSSSomali  

1000 Brookfield Rd suite A Ottawa; Ontario K1V 2J6
Tel : (613) 730-6396 Cell: (613) 884-6396 Fax: (613) 730-7751