World Somali Congress

Nasiib darada qabiil iyo Istratejiyad cusub- DVD now available

isniin 16 juillet 2007 Qore abdillahi

DVDigan Dr Rabeh wuxu ku falanqeynaya qeybta hore ee u ugu magacdaray Nasiib darad qabiil dibadada u qabiilka u leeyahay marka sida xun loo adegsado. Waxaa u Dr Rabeh u qeybta u kala saare dhow waxood oo kala ah 1- dowlada iyo qabiilka 2- qabillka iyo ilmiiga 3- qabiil iyo tariikhda somaliyeed iyo 4- xalaadda maanta.

Qeybta labaad wa istratejiyada cusub ee lagaga horteegaayo cadowga. Dr Rabeh waxa u ku boorinaya ummadda somaliyeed iin ay darsan tariikhda oy isku tagan sidii ay masiibada meel quudha ay uga soo jedsan lahayen. «Itoobiyana waxay gashey khaladkii uu jarmalku galay markii uu Russia galay»

Annonce


Soo dhaweyn | Xidhiidh | Nidaamka siteka | Statistik | Na soo bogday : 93796

     RSS so RSSAjenda  

1000 Brookfield Rd suite A Ottawa; Ontario K1V 2J6
Tel : (613) 730-6396 Cell: (613) 884-6396 Fax: (613) 730-7751