World Somali Congress

Bananbax ka dhacay Magalada Ottawa May 11/2007

mercredi 16 mai 2007 par webmaster

In ka badan 200 oo qof ayaa iskugu soo baxday banaanbax Baarlamaanka Kanada, dabadeedna ku hor sameesey mudaaharaad safaaradda Maraykanka iyo tan Ethiopianka iyagoo ku dhawaaqayey erayo ay ka mid ay iiheen :

« Ethiopia ha ka baxdo Soomaaliya », « Ameerika ha joojiso dagaalka dad kale ku gabadkaa », « Meles Zenawi ha dhaco », « dhimasho dambe yey dhicin – « Bush isku xishood », « in nala haysto ma rabno », « Xasuuqa ha la joojiyo », « imberyaaliyaddu ha dhacdo » iyo kuwo kale ayaa ka mid ahaa hadaladdii ay dadku ku dhawaaqayeen iyo kuwii ku qornaa boorarka ay siteen. « Meeday Kanada ?, « Aawey jawaabtii dawladeena ee masiibadan dhacday », ayuu yiri Cabdullahi Axmed, oo ah arday.

Portfolio


Accueil du site | Contact | Plan du site | Statistiques | visites : 96179

     RSS fr RSSSawiro RSSAlbum Sawiro  

1000 Brookfield Rd suite A Ottawa; Ontario K1V 2J6
Tel : (613) 730-6396 Cell: (613) 884-6396 Fax: (613) 730-7751