Mabaadiida
khamiis 15 febraayo 2007
Mabaadiida Ururka
Wuxu ururku aaminsan yahay
1- Kitaabka Qur’aanka iyo sunnaha nebiiga (saw) 2- Soomaalinamada, Waddanimada, hiddaha iyo dhaqanka fiican ee qaranka somaliyeed iyo guud ahaan, wixii wanagsan ee ka soo jeeda waaya’aragnimada iyo taariikhda aadamaha. 3- Xornimada, madaxbannaanida iyo xubin ka ahaanshada soomaliya ee Qaramada midoobey iyo ururada kale ee caalamiga ah. 4- Muqadasnimada gobonimada, midnimada iyo madaxbannanida republic of Somali. 5- Xurmaynta iyo ku dhaqanka sharciyada qaranka u yaal iyo kuwa bulshada caalamiga ah. 6- Nabad-ku-wada noolaanshada, isqadarinta iyo wadajirka ummadaha iyo dowladaha addunka. 7- U Gargaarka iyo is garab taaga hadafka ku dhiisan hadaalad iyo nabad.
Ujeedooyinka ururka
Iyodoo burburka qaranka soomaliyeed iyo xaalada manta ay ugu wacan yihiin: 1- Khaladaakii siyaasadeed iyo dulunkii dhexdeenna. 2- Sababa la xiriira dhismaha bulshedeenna : saykoolojiyada qofka soomaliyeed iyo hab nolooledka oo sii huriyey. 3- Cadowka oo ka faa’iidestey tafaraaruqii iyo qalalaasihii ka dhashay. 4- Warlords oo dad iyo duunyo ba hostage ku haysta, daana ay siidan uu ku jiirto.
Iyadoo ay tahay lagama maarmaan, marka hore 1- Sugidda nabadda iyo ammanka, midnama iyo isku kalsoni, iscafin, cadalad iyo sharci u hogaansi. 2- Dib-u-habeynta ila dhaganle.
Wuxu ururku u ku da-daalaya :
1- Daafaccaada dalka, dinta, dowladnimada iyo daaka soomaaliyeed. 2- Dib u soo-celinta nidamkii dowladnimada. 3- Ku soo celinta talada iyo xukunka gacanta dadweynaha soomaliyeed oo ah ka qudha ee xaq u leh inuu go’aan ka gaaro cidda uu xukunka u dhibaanayo, nidaamka siyaasadeed ee uu isku maamulayo iyo ka-tashiga aayihiisa dambe. 4- In lagu dadalo sidii lo baraarujinlaya oo wacyigelinta bulshada diibada iyo gudaahaba iyo sidii hidhiid wanagsan loogu saman laha. 5- In la dhiso dhidibadanna loo aaso af-kaar social ah, siyaasedeed iyo dhaqan-dhaqaale oo lagaga gashaanto mustaqbalka dhibaatoyinkan. 6- Sidii loo bad’baadin laaya diaspora soomaliyeed
Hawlaha ururka
1- Dhismaha maskax iyo shaqsihad (personality) cusub oo sommaliyeed, ta soo ah ka bilami iin qal-biiga la daaweeyo. 2- Education bulsheed: wargalinta, wacyigelinta iyo mideenta ummadda soomaliyeed. Ku bararujinta khatarta ka ma dambeysta ah ee qaranka ku sogan yahay taso nagon karta wareysi, warbayin, conference, dood 3- Faafinta afkar kasto xiqmad, adaalad, nabad iyo nool ku jirto 4- Dhismaha isbayasi iyo la shaqay urur kaste ta sii oo ku salaysnaad doonta: imanka ( dinta) wadaninimo iyo daanta gud (maslaxa) 5- Xidhidinta urarada disparora iyo dadka ku nool Geska. 6- Dhismaha iskulo lagu bad’badinayo dhalinyarto iyo fa’ca soo kora’ya. 7- Ururku wuxu qaban ficil kasto nabad, adaalad, hor-u-mar horseedaya. 8- Ururku wuxu ka horjeda: fara gelin shisheye ee aanan wafaqsanayn xeerarka qaranka iyo kuwa calamiga ah.
RSS so RSSSomali RSSUrurka Somali Congress
1000
Brookfield Rd suite A Ottawa; Ontario K1V 2J6
Tel : (613) 730-6396 Cell: (613) 884-6396 Fax: (613) 730-7751









