Gargaar Bani-aadaminimo
salaasa 3 avril 2007

• Haddii dal iyo dad aad ka timid kaana maqan yahay, • Haddii aad ka damqaneyso dilka, dhaca, kufsiga iyo gumaadka, • Haddii xoogaaga, xoolahaaga iyo xeeshaada dalkaaga iyo dadkaagu maalin uun ay tahay inay u aayaan, jiritaankaaguna mice u sameeyo, • Haddii aad aaminsantahay fikirka quman ee ah in waxyar oo la isku biiriyaa inay buur noqoto baahi weyna dabooli karto, • Haddii ay micne kula sameyneyso in maatadaadu ay maanta magan u yihiin muruqaaga, maalkaaga iyo maskaxdaada intaba, Haddaba waa inaad gacan ka geysataa sidii dadka ku waxyeeloobey dagaalada ka dhacaya wadankii ee bulshadii u geystay dhibaha badan, gaar ahaan gagaar deg-deg ah ee bani’aadaminimo u fidisaan oo weliba ku wajahan daaweynta inta ku dhaawacantay dagaaladaas.
Fadlan la soo xidhiid ururka si had uga qeyb qadatid Contact@somalicongress.org 613-884-6396
1000
Brookfield Rd suite A Ottawa; Ontario K1V 2J6
Tel : (613) 730-6396 Cell: (613) 884-6396 Fax: (613) 730-7751








