World Somali Congress

Banaan Bax

sabti 10 febraayo 2007

Waxaa banaan baxyadaasi u soo bandhigaynaa adduunka oo dhan garteena, qadiyadeena,qaranimadeena, gardarada cadowga iyo been alooskiisa, iyo inaan halgankeena wadadoono, midnimada,habka,iyo dadaalkana sii xoojin doono ilaa aan ka gaarno guul kama danbeyn ah.Guushaas oo xaq ah suurta galna noqon doonta sababo rabaani ah sidaan awgeed aan dib ugu saro kacno kuna garno sidaan ahaan jiray, heer qaran , Soomalinimo iyo islaanimo si ka sii sareysa.

meesha iyo taariikhda ………………Ottawa, Canada Barlamanka, safaraada Ethiopia iyo tan americanka March 9 waqtiga…………………………………2:00 PM………………………. guddida xiriirka ……………………….tel…613 261 8990/ 613 8846396

To download the poster in full fomat click here


Les évènements passés associés à cet article

  • Banaan Bax
    Jimce 2 maarso 2007 14:00
Soo dhaweyn | Xidhiidh | Nidaamka siteka | Statistik | Na soo bogday : 93796

     RSS so RSSAjenda  

1000 Brookfield Rd suite A Ottawa; Ontario K1V 2J6
Tel : (613) 730-6396 Cell: (613) 884-6396 Fax: (613) 730-7751