Codsi
Wednesday 7 March 2007
Dadka ku nool wadankii hooyo Walaalaha gudaha waxaan kula talinaynaa mudaaharaadkaasi inay uga qayb galaan sida soo socota, in qofkastaa yar iyo weyn ay guryyahooda ku sugnaadaan ilaa salaada Jimce 12:00pm waqtiga Soomaaliya oo cadow maahee wax kale oo socda dariiqa la arag. Sidaasna ay ku muujiyaan midnimada iyo nacaybka codowga.












