World Somali Congress

Ciid Mubarak -ciid wanagsan

isniin 29 septembre 2008

Waxaan halkan umadda somaaliyeed gaar ahaan iyo muslimiinta guud ahaan leenahay Ciid wanagsan- ciid mubarak- waxaan dhamaan u rajeyneyna inay nabadqab iyo farxad ku xuusan.

Iin kastoy maanta ay qeyb ka miida wadaankii ay ku jirto gacaanta caadoyga oy maanta Muqdisho farxad ka dheertahay, siday farxad ku hirgali marka ay dhimashadu joogto noqoto?

Somalidda kalana wa iin ay xasuusta ku hayaan dhibatadda haysata. Bahda somali congress waxay Ilaahay baryeysa iin uu dhibatadda naga kor qaado si aan ciida cideeda farxad nusqan ku jiirin ku xusno.


Soo dhaweyn | Xidhiidh | Nidaamka siteka | Statistik | Na soo bogday : 96179

     RSS so RSSSomali RSSAragti siyaasadeed  

1000 Brookfield Rd suite A Ottawa; Ontario K1V 2J6
Tel : (613) 730-6396 Cell: (613) 884-6396 Fax: (613) 730-7751