World Somali Congress

Buuga Ma na’xe uu qorey Omar Kahin Ainache (Allaha u naxariiste)

axad 11 mai 2008 Qore abdillahi

Buugan taarikh galka ah ee “MA NAXE” xasuus iyo qiimayn qaranimo huwan waxa hagar la’aan ugu qoray Cumar Kaahin Caynaashe, isagoo jeclaystay in uu idinla wadaago halgan kii siyaasadeed ee noloshiisa oo ku salaysan marxaladihii dadka reer Jabuuti uu soo mariyay gumaysigii Fransiisku. Cumar Kaahin oo kamid ahaa hogaamiyayaashii xisbigii gobonima doonka “African Movement” ee Maxamuud Xarbi madaxa ka ahaa.

Annonce


Soo dhaweyn | Xidhiidh | Nidaamka siteka | Statistik | Na soo bogday : 92902

     RSS so RSSSomali RSSOgeysiis  

1000 Brookfield Rd suite A Ottawa; Ontario K1V 2J6
Tel : (613) 730-6396 Cell: (613) 884-6396 Fax: (613) 730-7751