La Xidhiidh Banaanbax qabanaabiyaashan
Wednesday 28 February 2007
Waxaa dhamaan walaalaha lagu wargelinayaa in ay la xidhiidhaan dadka ku qoran wadamada ay joogaan hadba magaaladii u dhow: telefoon ama email, hadba kii u suurta geli kara.
1. Wadanka Sweden
kulene31@gmail.com Ibrahim Saalax ibra88@hotmail.com Yusuf Axmad tel 41-3350446
2. Wadanka Switzerland
Abukar Mursal (Sanka) somsuisse@net2000.ch Abubak AbaNur 0031622771536
3. Wadanka Maraykanka
San Diego Sahra Maxamed Ugas Abdi tel (619) 750-1275 fartunhussen@yahoo.com Texas Abdulqaadir Sid Axmad Cell 832-264-1999 ama Sharmarke Hashi 832-455-5896 Hassan Muuse 682-5184047 Boston xoreynta.dalka@hotmail.com Washington DC Sacdiya Cali Adam 703-717-8060
4 Wadanka Canada
Ottawa soo wac xarunta 613-730-9396 ama Abdillahi Axmad cell 613-261-8990 ama Dr. Omar 613-884-6396 contact@somalicongress.org Toronto Windsor Cabdullahi Xaji Xassan somalidiaspora@yahoo.ca Tel 519-962-4209 Edminton
5. Wadanka England Abdurahman Warsame 44-79514140119 Tarzan 44-7951171449
6. Dadka ku nool wadankii hooyo Walaalaha gudaha waxaan kula talinaynaa mudaaharaadkaasi inay uga qayb galaan sida soo socota, in qofkastaa yar iyo weyn ay guryyahooda ku sugnaadaan ilaa salaada Jimce 12:00pm waqtiga Soomaaliya oo cadow maahee wax kale oo socda dariiqa la arag. Sidaasna ay ku muujiyaan midnimada iyo nacaybka codowga.
7. Walaalaha jooga wadamada aan weli soo gudbin gudiyadooda dhaqso ha u soo gudbiyeen. Wixii talo ah ku soo hagaajiya
contact@somalicongress.org












