World Somali Congress

Zakariye Maxamud, Gudommiye ku higenka Isbahaysiga Dib U Horeynta Somaliya oo ku jooga Kanada buqaasho hawled

salaasa 30 oktoobar 2007 Qore abdillahi

Ottawa- WSC- Gudommiye ku higenka Isbahaysiga Dib U Xoreynta Somaliya, Mudane Zakariye Maxamud oo ku jooga Kanada booqaasho hawled, isago la kulmey saraakil sare oo ka mid ah dowlaada Kanada iyo bulsha weynta somaliyeed ee ku dhaqan Toronto iyo Ottawa.

Habenkii xaley ee salasadii, oktobar 29kii, Zakaria wuxu kulamo kula yeshay jaliyada somaaliyeed ee ku dhaqan Ottawa. Kulanka wuxuu gudomiyihu ku soo qaadey qudbadiisii tariikhda Itoobiya ee dhul-balaasiiga iyo gumeysiga ku saleeysan.

Wuxu sido kale ka siiyey dadweynihii warbixin ku saabsan Isbahaysiga Dib U Xoreynta oo ah ururkii ugu horeeyey ee aan lagu dhisin shirki iyo qabyaalad ayu yidhi Zakariye. Waxa kale uu tilmaamay inay Qaranka iyo ummada somaliyeed maanta ay u taagantahay guul ama geeri.There is no other choice.

Wixii faalo inta dhaafsan, videoga kulanka kala sooco halkan dhawan, coming soon.


Soo dhaweyn | Xidhiidh | Nidaamka siteka | Statistik | Na soo bogday : 93796

     RSS so RSSSomali RSSWararka  

1000 Brookfield Rd suite A Ottawa; Ontario K1V 2J6
Tel : (613) 730-6396 Cell: (613) 884-6396 Fax: (613) 730-7751